lunes, 13 de diciembre de 2010

General Information

A.S.E      

ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN.  

On the 13/03/2010 the Somalis en Madrid had a meeting to celebrate their achievements till date. We are would like to take this opportunity to thank all those who attended and made this association possible, our aim and objectives is to fulfill all that is expected of us and more.
For those who were not present, I would like to communicate to all of you that our association is officially registered in the registro Nacional de España. We have un account number under the association Name . we also have a new E-mail address that I would like you to make use of, send all your Opinion and questions.
ase.comunidadsomali@gmail.comururka ee soomaaliyeed spain
  
13kii marso 2010 ka  waxay soomaalida maadriid isku yimaadeen kulan ama xaflad looga arinsanayay wax qabadkii ururka tani iyo markii la aasaasay.waxaanan fursadan uga mahad celinaynaa dhamaan intii ka soo xaadirtay madasha iyo intii dhidibada u taagtayba.hadafka ama ujeedada ururkan waa sidii loo buuxin lahaa ama aan u gaari lahayn himilooyinkeena iyo wax ka badanba
intii aan ka soo qayb galin waxaan ka wargalinaynaa dhamaantood in ururkeenan si rasmi ah oo kama dambays ah looga diwaan galiyay diwaanka qaranka ee spain  
waxaan leenahay koonto nambar u khaas ah ururka.waxaa kale oo aan leenahayiimayl cusub oo aan jecelahayin aad isticmaashaan kuna soo dirtaan wixii fikrada ah ama su aalo aad qabtaan fadlan ku soo dir ciwaankayaga ama Emailkayaga cusub ee kor ku xusan
kulankii dhex maray gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya iyo soomalida spain kala soco boga my joornal
The Somali Association in Spain existed since 2006 when we had the first idd meeting in Guadalajara. where the issue of forming an association was first raised. we are finally happy to announce that what was once a dream is now a reality, we have created and formed the association that is since 07/12/2009 is officially registered in Spain.
URURKA BULSHADA SOOMAALIYEED EE SPAIN.
Uurka bulshada soomaaliyeed ee Spain oo jirey laga soo bilaabo 2006 markaas oo aan ku yeelaynay kulankayaga ugu
horeeyey Guwaadalakhara munaasiibadii ciidal fidr. Markaas
oo aan ku samaynay urur ama jimciyad markii ugu horeesay.
Halkaas oo si farxad leh loogu dhawaaqay riyo muddaba soo jirtey oo hada dhabawday taas oo ah aas asska urukan oo si rasmi ah looga diwaangaliyay wadankan Spain laga soo bilaabo 07/12/2009.
   
With the help of each and everyone of you we want to make this work and to help those who need it most.
Waxaan u baahanahy Qof kaste oo gacan ka gaysan kara si wax loogu qabto kuwa baahan. 
tarjume maxamed sharif yuusuf

No hay comentarios:

Publicar un comentario