lunes, 13 de diciembre de 2010

JOB SEEKERS CORNER.

 

In the JOB SEEKERS CORNER .
you will find companies addresses and mails so that you can send your
CV, and from CSE we wish you best of luck!


1. Mnemon Consultores S.I.
Avenida De Juan Xxiii 15
Pozuelo De Alarcon
28020 Madrid
Tel: 917 815 870.
Tren desde Atocha direccion a Pozuelo De Alarcon.

2. ISS Higiene ambiental
Calle Rufino Gonzalez .Nº 21 Madrid.
Tel: 914 84 24 00.
Metro Linia 5. Parada Suanzes.

3. VIPS ALL OVER SPAIN
You can also leave your CV in all the VIPS Restaurants.
  

 

CONTACTS OF INTEREST FOR SOMALI REFUGEES

.
 
1. UCNUR
(HIGH COMMISSIONER FOR UNITED NATIONS FOR REFUGEES, ALTO COMISIONADO NACIONES UNIDAS PARA LOS REGUGIADOS)
AVDA, General Peron, 32 . 2º , MADRID.
  Tel : ( 34 -91) 556 3649
  Fax: ( 34 91) 417 5345
 

2.ACCEM
(Comisión Católica Española de Migración)
Plaza Santa Maria Soledad Torres Acosta 2
MADRID.

3.CEAR.
( Comisión Española de Ayuda al Refugiado)
Avda. General Perón, 32 - 2º MADRID
Tel: (34-91) 555 4699
Calle Noviciado, 5. 28015 MADRID.
Tel: (34 .91) 555 0698.
 
4.COMRADE.
(Comité de Defensa de los Refugiados y Asilado de España)
Calle Canillas, 6 MADRID.
Tel: (34-91) 446 4608- 91 446 2733.

5.CRUZ ROJA ESPAÑOLA
Calle Juan Montalvo, 3, MADRID.
Tel: (34-91) 335 4444
Fax:(34-91) 335 44 55.
 
5.KARIBU.
(
Amigos del Pueblo Africano)
Calle Santa engracia, 140. MADRID.
Tel: (34-91) 553 1873.

6.RESCATE.
(Comité Internacional de Rescate España)
Calle Luchana, 36-4D 28010
Madrid.España.
Tel:(34-91) 446 2960.
Fax:(34-91) 447 2321.

7.COLEGIO OFIACIAL DE ABOGADOS
Calle Serrano, 9. MADRID.
Tel: (34-91) 435 7810.

8.UGT.
(Union General de Trabajadores)
Calle Capitán Blanco Argibay. 90. MADRID.
Horario de oficina: de 10:00 a 14:30 y de 16:30 a 20:00 H.
Tel:( 34-91) 447 2872.
 

The Treasurer


 


Mohamed Omar
The treasurer of the recently formed ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN ASE. Mohamed Omar has won his post as a treasurer in the association because of his great personality, young and responsible hard working and reliable.
We are very grateful to have young and talented people to make part of this community.
Qasnjiga Ururka waxaa loo magaacabay Maxamed Cumar. Waxaana loogu magacaabay booska maqaamka sare ee shaqsiyadeed u leeyahay iyo waliba dhalinyarnimada masuuliyadu ku dheehantahy hufnaanta shaqaada adag ee ka soo qabtay Ururka.
Waxaanu aad ugu faraxsanahay dahlinyarnimada iyo isagoo ah dadka kartida u leh ka qayb qaadasha Ururkan.
TURJUME MAXAMED SHARIIF YUUSUF.
NABDGALYO IYO NOOLI KULANTE

The Assistant Chairman

 


Mohamed Awad

Vice President of the recently formed ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN ASE. Mohamed Awad is one of the most active members of the the Somali community in Spain. He has restlessly been trying to make this posible, organising meetings, visinting somalis all over Spain. spending his time , money just to make the formation and registration of this asssociation posible.
This is finally the fruit of his hard work and the hard work of all the guadalajara people since 2007.

we once again thank all who made this posible.

Ku xigeenka  ururka ( vice President) ee dhawaan la sameeyay (ASE) Maxamed Cawad  waa mid ka mida xubnaha ugu firfircoon ee ururka, Maxemed waxaa u si Hagar la´aan ah siku dayay qabsoomida kulamadii dhacay waxaa kale oo wakhtigiisa qaaliga ah iyo maalkiisaba u gugu huray, bogashooyin sidii mar uun loo heli lahaa suurtagalnimada urur soomlaaliyed oo diwaan gashan.
Tanina waa midhihii ka soo baxey shaqdii adkayd ee ay dhexda u  xidheen ree guawwadalkhaara laga soo bilaabop 2007 dii.
Mar kale waxaan u mahad celinaynaa dhamaan cid kaste oo siurtagal ka dhigtay.
TUJUME MAXAMED SHARIIF YUUSUF.
NABADGALYO IYO NOOLI KULANTE

The Chairlady

  
The first president of the recently created ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN. ASE
Ashia Ismail Hussein is a mother a of three and working as a secretary with one of the most important companies in Madrid. she has also been collaborating  with the Asylum office and other NGOS like CEAR, ACCEM UNHCR AND COMRADE as a translator. She is also the chair-lady of SAVE A GIRL SAVE A GENERATION and has been fighting for the women rights and against circumcisions,  for the last 22 years of her life.
Ashia has also worked with important government offices such us the ministry of culture and social services in Kenya or as the personal assistant of Omar Arte Ghalib ( former Prime Minister of Somalia) Has also participated in important world wide meetings like the one held in Djibouti in 1992 THE UNION OF SOMALIA.
She has also worked for NGO's like I.C.R.C , MSF. Among others that she has during the years volunteered her services.
Ashia has once more offered herself as a volunteer to lead and form this long awaited association in Spain.
As the Somali community in Spain we thank all the the support given to her and to the association.
Madaxii u horeeyey ee uu dhawaan doorto Urruka (SCS).
CAASHA ISMACIIL XUSSEIN.
Caasha waa hooyo le 3 caruura, Wahey ka shaqaysaa mid ka mida kambaniyada ugu muhimsan ee Madrid, oo ay ugu shagayso xoghaynta. Waxaa kale oo ay turjumaan ahaan kala shaqaysaa ururada wadaniga ah sida Cear, iyo Accem, iyo xafisaca magangalyada iyo comrade, iyo kwa caalamiga ah sida UNCR. Waxaa kale ay Cassha madax ka tahay abdbaadinta faca cusub( save a girl save a generation) iyo waliba u dagaalanka xuquuqda durmaka iyo ka hortaga gudniinka oo ay ku soo jirtay mudo 22 sano nolosheeda.
Caasha Waxay hore uga soo shaqaysai xafiisyada beeraha iyo adeega bulshada ee Kenya waxaa kale oo ay gacan yare u hayd wasiirka haore arrimaha dibada ee somaaliya cumar Carte Qalib.
Waxay ka qayb gashey shirar muhiima ah oo uu ka mid yahay shirwaynihii Soomaaliyeed ee ka dhacy Djibuuti taariikhdu markey ahayd 1992 dii.
Waxaa intaas u dheer iyadoo si iskaa was u qabsa ah ( volunteer) u la soo shaqaysay mudo sanada ah ururada wadniga ah kana midyihiin sida ICRC iyo MSF. Waxy si iskeed ah isku xilqaaday inay sutida u qabato ainay hogaamiso urrukan (SCS) oo ah mid mudaba la sugayey.
Waxay Mahad u celinaysaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ee taageerada buuxda siisay iyada iyo Urururkaba.
TURJUME MAXAMED SHARIIF YUUSUF.
NABADGALYO IYO NOOLI KULANTE

Our People



In the Somali Idd celebration a happy and memorable day for all the Somalis. A day like many others organized by the Guadalajara people. Once again we thank those who made this possible. The Somali community in Spain wish to once again thank all those who participated in organizing this event that has united us. CSE would convert this into a tradition, and would like to improve it each year.

DADKEENA.
Munaasibadii ciida oo u ahayd maalin farxaad iyo xusuus ku rebtay ummada soomaaliyeed ee Spain. Maalintas oo ay qabanqaabadeeda ay lahaayeen dadka reer guaadalakhaara. Waxaan mar kale ugu majahdnaqynaa  ciida surrtagalka kadhigtay inuu qabsoomo. waxaan kale oo marlabaad u mahadnaqaynaa intii soo qayb gashayba dhanadadan oo dhamaanteenina Midaysay. Ururkan (ASE) waxaa u noqon doona mid dhaqan oo raba inuu sanad walba sii horumaro

General Information

A.S.E      

ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN.  

On the 13/03/2010 the Somalis en Madrid had a meeting to celebrate their achievements till date. We are would like to take this opportunity to thank all those who attended and made this association possible, our aim and objectives is to fulfill all that is expected of us and more.
For those who were not present, I would like to communicate to all of you that our association is officially registered in the registro Nacional de España. We have un account number under the association Name . we also have a new E-mail address that I would like you to make use of, send all your Opinion and questions.
ase.comunidadsomali@gmail.comururka ee soomaaliyeed spain
  
13kii marso 2010 ka  waxay soomaalida maadriid isku yimaadeen kulan ama xaflad looga arinsanayay wax qabadkii ururka tani iyo markii la aasaasay.waxaanan fursadan uga mahad celinaynaa dhamaan intii ka soo xaadirtay madasha iyo intii dhidibada u taagtayba.hadafka ama ujeedada ururkan waa sidii loo buuxin lahaa ama aan u gaari lahayn himilooyinkeena iyo wax ka badanba
intii aan ka soo qayb galin waxaan ka wargalinaynaa dhamaantood in ururkeenan si rasmi ah oo kama dambays ah looga diwaan galiyay diwaanka qaranka ee spain  
waxaan leenahay koonto nambar u khaas ah ururka.waxaa kale oo aan leenahayiimayl cusub oo aan jecelahayin aad isticmaashaan kuna soo dirtaan wixii fikrada ah ama su aalo aad qabtaan fadlan ku soo dir ciwaankayaga ama Emailkayaga cusub ee kor ku xusan
kulankii dhex maray gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya iyo soomalida spain kala soco boga my joornal
The Somali Association in Spain existed since 2006 when we had the first idd meeting in Guadalajara. where the issue of forming an association was first raised. we are finally happy to announce that what was once a dream is now a reality, we have created and formed the association that is since 07/12/2009 is officially registered in Spain.
URURKA BULSHADA SOOMAALIYEED EE SPAIN.
Uurka bulshada soomaaliyeed ee Spain oo jirey laga soo bilaabo 2006 markaas oo aan ku yeelaynay kulankayaga ugu
horeeyey Guwaadalakhara munaasiibadii ciidal fidr. Markaas
oo aan ku samaynay urur ama jimciyad markii ugu horeesay.
Halkaas oo si farxad leh loogu dhawaaqay riyo muddaba soo jirtey oo hada dhabawday taas oo ah aas asska urukan oo si rasmi ah looga diwaangaliyay wadankan Spain laga soo bilaabo 07/12/2009.
   
With the help of each and everyone of you we want to make this work and to help those who need it most.
Waxaan u baahanahy Qof kaste oo gacan ka gaysan kara si wax loogu qabto kuwa baahan. 
tarjume maxamed sharif yuusuf

  A.S.E      

ASOCIACÍON SOMALÍ EN ESPAÑA – SOMALI ASSOCIATION IN SPAIN 

 


Our Journal

The Somali community in Spain since formed has not rested and we have been having continuous meetings to try and improve where needed. we from here encourage all Somalis in Spain to participate, to give us your opinion and if you need any help we shall be pleased to assist in all we can. Though you must all, remember that we are still young and have a long way to go, never the less we are prepared to help and advise in all that we can.Jornal kayaaga.
                              Ururka bulshada soomaaliyeed ee Sapin tan iyo Markii la asaasay ma nasan. Waxaanan sii
wadnaa kulamada iyo isku dayga inaan sii horumarino si aan u garrno halkaan rabno. waxaan dhamaan umadda soomaaliyeed ku dhirigalinaynaa un ay ka qayb qaataan noo soo gudbisaan fikirkiina. Hadii aad u baaahantihiin waz gacan qabada dhankuu doonaba ha ahaatee waxaan isku dayanynaa inaan kaa gargaarno intii karaankayaga ah Inkaste oo aan la wada aboodi karin. xsuusnaw in urukan uu wali yahay mid mudakar ah jid aad u dheerna inu nba sugayo. Caala kuli xaal waxaan diyaar u nahay inaan hiil iyo hooba indinla garan taaganahay intii karaankayaga ah.
                       kulankii u la qaatay gudoomiyha baarlamaanka soomaaliya jaaliyada soomaaliyeed ee spain
27kii bishan maarso 2010ka waxaa gudoomiyaha barlamaanka soomaliya iyo wefti u hogaaminayo ay booqasho ugu yimaadeen jaaliyada soomaaliyeed ee spain.kulankaas oo lagu qabtay huteelka emperador ee magaalo madaxda madrid waxaa ka soo qayb galay dhamaan soomaalida ku nool  maadriid iyo nawaaxigeeda
waxaana halkaa qudbado ka soo jeediyay madaxda ururka iyo marti sharaftii joogtayba.inkaste oo aan halkan lagu soo koobi karin hadana waxaan wax yar ka taabanaynaa hadaladii halkaas laga soo jeediyay
ugu horayn waxaa hadalka qaatay gudoomiyaha ururka soomaalida spain marwo caasha ismaaciil waxaanay ka warantay baahida loo qabo in ay dawlada federaalka ku meel gaarka soomaaliya gacan ku siiyaan bulshada soomaliyeed ee ku nool spain sidii lo dabooli lahaa baahiyaha ay qabaan
ka dib waxaa hadalka qaatay gudoomiye ku xigeeka ururka mudane maxamed cawad waxaanu halkaa ka jeediyay qudbad aad u dheer taas oo ku faahfaahiyay taageerada ay u hayaan soomaalida spain dawlada federaalka soomaaliya waxaa kale oo gudoomiye ku xigeenku tafaasiil ka siiyay baahiyaha xoogale ee haysata soomaalida ku nool wadankan spain waxaanu tusaale u soo qaatay sida baasaboorka soomaaliga oo laga diday dalkan
ka dib waxaa hadalka qaatay qaar ka mida marti sharftii la socotay waftiga waxaanay dhamaan ku nuuxnuuxsadeen sida ay uga go antahay in gacan ku siiyaan sidii ay  wax u la qaban lahaayeen bulshada soomaaliyeed ee ku nool wadankan spain waxaa kale oo ay balan qaadeen sidii ay khibradooda ay ugu kordhin lahaayeen jaaliyada soomaaliyeed ee spain
ugu danbayntii waxaa hadalka qaatay gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya mudane aden maxamed oo ku magac dheer sheekh aaden madoobbe waxaanu marka hore u mahad celiyay madaxda ururka iyo dadwaynihii halkaa ku sugnaa ka dib waxaa u dadka uga waramay xaalada siyaasadeed ee haatan dalku marayo
waxaanu ku dhiirigaliyay in dalkooda dawladooda iyo dadkooda ay ka warhayaan oo ayna ka qayb qaadan wixii dalkooda u keenaya dhibaato iyo fadqalale
waxaa kale oo uu aad uga waramay dhibaatooyinka ay keentay burburka iyo kala danbayn la aanta ka jirta dalkeena hooyo in ay sobotay in wax qiima ah la siin waayo dadkeenii.
waxaa kale oo uu balan ka qaaday sidii uu u gaarsiin lahaa dawlada spain dhibaatda haysata soomaalida spain kana codsan doono sidii wax loogu qaban
kulankaas oo qaatay mudo ku dhaw 3  sacaadood ku siman laguma soo koobi karo dhamaan waxyaabihii  iyo qudbadihii halkaas ka dhacay .ma aha oo qura madaxda ururka iyo marti sharafta oo qura waxaase jiray dad kale oo halkaas waxayna iskugu jireen cuqaal dhalinyaro iyo wax garad. wixii kale ee faahfaahina dib ayaan idinka soo sheegi doonaa hadii alaa qadaro
                                                                                                              qore maxamed shari yuusuf